Somaliland oo ka hadashay muddo kororsiga DF, Baaqna u dirtay Shacabka Muqdisho

Somaliland ayaa qoraal rasmi ah oo ay kasoo saartay xiisadda siyaasaddeed ee Soomaaliya, waxay walaac kaga muujisay xaaladda hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaridka. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu cambaareeyey hab dhaqanka Madaxweynaha xiligiisu dhmaaday ee DF Farmaajo “Ismari-waagga siyaasaddeed ee maanta jira wuxuu caddeyn u yahay dulmiga, iyo hoggaaminta macangagga … Continue reading Somaliland oo ka hadashay muddo kororsiga DF, Baaqna u dirtay Shacabka Muqdisho